Waa aduun waa meel loogu talo galay in qof kastaa wixii uu gashaday uu helo waa sida jeeb wixii aad kashato aad helayzo nolozhuna waa sidan muztaqbalkaaga dhis hadii aad boodhka ka jufdid waxa aan biyo kama dhibcaan ah inaad Aad ku raaxauzan doonto nolol ay ka buuxdo farxadi iyo wanaag aan laso koobi karin Ahmed yousuph ecoahmedyousuf@gmial.com 634765429 Junior Economicst At UOH
Goorma ayaad toosta? Maxad Samaysaa marka uu Ilaahay hadna ku siiyo fursad noolaansho ah? Neecowda subaxii waxay sidaa fariin ay jeceshahay inay kuu sheegto waa fariin Mihiim Kicida subaxda hore waa astaan ay ka siman yihiin guulaysataashu Nebi mohamedna waa taladii u danbaysay ee uu ina siiyo In aynu kacno subaxa hore Aduunkan dhamaanteen wax u nimaadnaa si isku mida ah waxan nimaadnaa inoo oyanayna dadku se way faraxsan yihiin xiligaaa Balse waxa aad loogu kale duwan yahay sida looga tago aduunyada dadka qaar markay aduunka ka tagaayan xataa Lama maqlo shanqadhooda waa maxay sababtu? Waa su'aal ku taal inaad ka jawaabto (Estimated) sadaaladii u danbeeyay waxay sheegan in cimriga bini aadan uu noolaada ay tahay(60-70) (Average) Hadii aad joogayso mudad kooban wax inla gudboon in aan calaamdeena dhigno aduunyada oo aan dhaxal Wayn ugu tagno jiilasha soo socda taasina waa sababta Kaliya ee aan uga duwan nahay xayawaanka Meeqa ayaad maqashay dadka aduunyada magacooda dhigtay...