HADAL MEEL KU DHAC LEH

Hamiga qofka iyo Hiigsiga guushu waa silsilad iyo mareeg ay Maraan nooluhu waana giraan ku wareegsan marxalado kale duwan oo qofba si u saamaysa waa ayaamo uu ilaahay ugu talo Galay qofba inuu ku noolaado
Qof kastaana uu dhadhamiyo rafaadkeeda macaankeeda welwelkeeda waana tijaabo uu maraayo qof kastoo bani Aadan Ilaahay uu ku fiiriyo intaad samirto
Samirkuna waa furaha nolol ay ka buuxdo farxad kuwa samirna wuxuu Ilaahay sheegay inuu Abaalkiizu yahay Guul Himilada noloshu waa adoo samra una dhabar adayga ugu danbayn waad guulayzan doontaa
Mid ka mida Dadka wax qora oo aan zaaxibo nahay ayaa iidhiibay fariin mihiima ana Aan jeclaaday inaan idiin soo guuriyo
Wuxuu igu yidhi "Noqo qof noloshiisa saaxiib uga dhiga Hadal Iimaan iyo Hadal Dabaczan Noqo qof bulzhadiisa ku tilmaama jidka toosan oo u ifiya Shamaca cilmiga  Noqo qof bulzhadiisa ka Reeba xumaanta kuna booriya samaanta noqo baraarujiya nafeed oo la jaara iyo jaale ah buuga iyo qalinka (Akhriska iyo qoraalka) Ha noqon qof bulshadiisa ka fog ka faana Kana Hawooda iska waynaysiiya Ha noqon qof xaasida cilmi ahaan iyo caqliba inta uu dadkiisa ku dhaamo
Hana Ilaabin in mustaqbalku uu ku xidhan yahay sida aad u fikirto iyo sidaa u fal celizo
Ahmed yousuph
ecoahmedyousuf@gmail.com
634765429
Address University of hargeisa Area
Hargeisa somaliland

Comments

Popular posts from this blog

DHAQAALAHA SOMALILAND MIYUU KOBCAY 10 KII SANO EE AYNU SOO DHAAFNAY MISE HOOS BUU U DHACAY?

FALANQAYNTA BUUG Eat That Frog oo af somali ku noqonaaya CUN RAHAA

Ha isdhiibin