Posts

Showing posts from August, 2019

Cilmaaniga Soomaaliyeed

Summadda cilmaaniga soomaaliyeed !!!! Wax waliba waxa uu leeyahey summadd iyo baadi sooc   lugu garto. haddaba cilmaaniga soomaaliyeed waxa uu leeyey summado  lugu aqoonsan karo waxaana ka mid ah :- 1.la dagaalanka luuqadda carabidda . 2.dhaleeceynta  wadaadada gaar ahaan kuwa wahaabiga ey ku naaneysaan. 3.takoorka culimada iyo ku koobidda wacdiga iyo masjidka ,taas oo ey uga jeedaan si ey wadaadadu saaxada bulshada ugu baneeyaan cilmaaniga iyo hororada la midka ah . 4.ku daneysiga nusuusta iyo qawaacida qaarkood  si ey ugu garaacaan mabaadi badan oo shareecada ka mid ah ,waxaana tusaale u ah  aayadan "فمن شاء فليؤمن ومن شاء فليكفر"   Oo ey duliishadaan horiyad diimeedka kuna deedifeeyaan xadka ridada iyo wixii la midka ah. 5.uga  faa iideysiga dhacdooyinka -sida qaraxyada iwm- ribeynta culimada ...